Bariga Afrika
Appearance
Bariga Afrika (Af Ingiriis : East Africa; Af Carabi : ar) waa gobolka dhaca bariga qaarada Afrika, taasi oo aad ugu kala duwan deegaan ahaan, juquraafi ahaan iyo siyaasad ahaan. Sida ku xusan qawaaniinta gobolada ee dejisay Jimciyada Qarama Midoobay[1] deegaanka Bariga Afrika waxay ka kooban tahay ilaa 20 wadan[2], kuwaasi oo kala ah:
- Tanzania, Kenya, Uganda, Rwanda, Burundi iyo Koonfurta Suudaan – wadanadan oo dhaca Badhtamaha Bariga Afrika waxay dhammaan xubin ka yihiin ururka Bulshada Bariga Afrika (East African Community) (EAC).
- Soomaaliya, Djibouti, Eritrea iyo Ethiopia– dhowrkan wadan waxaa loo yaqaana Geeska Afrika.[3][4][5][6]
- Comoros, Mauritius iyo Seychelles – kuwani waa gasiirado ku dhex yaala Badweynta Hindiya.
- Réunion iyo Mayotte – gasiirado yaryar oo gacanta ku hayso wadanka Faransiiska.
- Mozambique iyo Madagascar – kuwaasi oo marar badan lagu xisaabiyo wadanada Koonfurta Afrika.
- Malawi, Zambia iyo Zimbabwe.
Faalo Kooban
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Bariga Afrika waa bariga Qaarada Afrika:
- Soomaaliya, Jabuuti, Eratareya iyo Itoobiya, oo iyagana marka laso gaabiyo lagu magacaabo wadamada Geeska Afrika.
- Tansaaniya, Kiinya, Yugandha, Ruwanda iyo Burundi, iyadoona Ruwaanda iyo Burundi mar marka qaarkood lagu daro wadamada ku yaala bartamaha Afrika.
Sidoo Kale Fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ . United Nations. 2013-10-31 http://unstats.un.org/unsd/methods/m49/m49regin.htm. Soo qaatay 2015-01-28. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2011-07-13. Soo qaatay 2016-07-25. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ Robert Stock, Africa South of the Sahara, Second Edition: A Geographical Interpretation, (The Guilford Press: 2004), p. 26
- ↑ http://www.irinnews.org/Africa-Region.aspx?Region=HOA&Service=ENG. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Michael Hodd, East Africa Handbook, 7th Edition, (Passport Books: 2002), p. 21: "To the north are the countries of the Horn of Africa comprising Ethiopia, Eritrea, Djibouti and Somalia."
- ↑ Encyclopædia Britannica, inc, Jacob E. Safra, The New Encyclopædia Britannica, (Encyclopædia Britannica: 2002), p.61: "The northern mountainous area, known as the Horn of Africa, comprises Djibouti, Ethiopia, Eritrea, and Somalia."