Samo ku waar

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Samo ku waar
حياة طويلة مع السلام
English: Long Life with Peace

Heesta calanka  Somaliland
Ereyada Xasan Sheekh Mumin, 1997
Laxanka Xasan Sheekh Mumin, 1997
La bilaabay 1997

Template:Extra music sample

Samo ku waar (Af carabi: حياة طويلة مع السلام; Af Ingiriis : Long Life with Peace) waa heesta Calanka Somaliland taasi oo ereyada iyo laxanka sameeyay abwaan Xasan Sheekh Mumin.[1]

Hordhac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Badhtamihii sanadkii 1997 ayaa abwaan Xasan Sheekh Mumin halabuurey heesta Samo ku waar.[2][3]

Qoraalka Heesta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Samo ku waar, samo ku waar
Samo ku waar, samo ku waar
Sarreeye calanka sudhan Bilay dhulkiisa
Samo ku waar Iyo bogaadin sugan

Hambalyo suubban kugu salaannee

Saamo ku waar
Hambalyo suubban kugu salaannee
Saamo ku waar

Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay

Qarannimada Soomaaliland
Geesiyaashii naftooda u sadqeeyay :Qarannimada Soomaaliland

Xuskooda dhowrsan kugu salaannee

samo ku waar
Xuskooda dhowrsan kugu salaannee
samo ku waar

Guulside xambaarsan

Soo noqoshadiisa
Guulside xanbaarsan
Soo noqoshadiisa

Kalsooniduu mutaystayee dastuurka

Dastuurka ku salaan kugu salaanay

Midnimo walaalnimo Goobanimo

Midnimo walaalnimo Goobanimo

Islaanimo kugu salaanee samow samidiyo

Islaanimo kugu salaanee samow samidiyo

Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland

Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland
Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland
Samo ku waar samo ku waar Soomaaliland

.............................................. ..............................................

Turjumaada Af-carabiga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

حياة طويلة مع السلام, حياة طويلة مع السلام
حياة طويلة مع السلام, حياة طويلة مع السلام
حياة طويلة مع السلام, حياة طويلة مع السلام

Turjumaada Af-ingiriiska[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Long life with peace, long life with peace
Long life with peace, long life with peace
Long life with peace, long life with peace

To the high-flying flag

That brings beauty to our land
Long life with peace

And admiration

We greet you with joy,

Long life with peace
We greet you with joy,
Long life with peace

The heroes who sacrificed their lives

For the nationhood of Somaliland
The heroes who sacrificed their lives
For the nationhood of Somaliland

We greet you with the memory

Long life with peace
We greet you with the memory
Long life with peace

And the return of success bearer

And the return of success bearer

For the Symbol of Rebirth

For the trusted Constitution

We greet you with unity, Brotherhood

We greet you with unity, Brotherhood

Sovereignty and Muslimhood

Sovereignty and Muslimhood

Long life with peace, long life with peace Somaliland

Long life with peace, long life with peace Somaliland
Long life with peace, long life with peace Somaliland
Long life with peace, long life with peace Somaliland


Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]