U bood nuxurka

Deegaanka Somaliland

Ka Wikipedia

Wadanka Somaliland Dhulka Somaliland waxuu leeyahy deegaano kala duwan oo ka kooban buuraley, dhul-daaqsiimeed, lamadegaano, dhul hoose iyo xeeb. Sida lagu sheegay cilmiga barashada dhulka (Jiyoolojiga), deegaanada Somaliland waxay ku fadhidaa dhagaxaanta igneous iyo metamorphic crystalline kuwaasi oo lagu qiyaasay ineey samaysmeen 700 million sano ka hor.[1]


Wadanka Somaliland waxaa laga helay dhagaxaan da'doodu ka badan tahay 700 million sano, kuwaasi oo samaysmey wakhtiga loo yaqaano Proterozoic.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. Somaliland is built on more than 700 million year old igneous iyo metamorphic crystalline basement rock.