Jump to content

Ismaaciil

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Ishmael)
Haku khaldin Nebi Ismaaciil.
Sharaxaad badan iyo faahfaahin magacyada, fadlan fiiri Jadwalka Magacyada.
Ismaaciil/Ismail
إسماعيل

Ku dhawaaqida: ˈiːsmɑːˈiːl

Jinsiga: lab

Asalka luuqada: Carabi

Macnaha: Alle waa maqley

Noocyo kale: Esmail, Ishmail, Ismael

Magac la mid ah: Hebrew ישמעאל

Ismaaciil, Ishmail, Ismail, Esmail, Ismael (ingiriis: Ishmael, Ismail; carabi: إسماعيل, ʼIsmāʻīl, "Ismaaciil"; Faransiis: Ismael, "Isma'i'l";[1] Hebrew: ישמעאל, "Ishmayel") waa magac af-Carabi ah oo macnihiisu yahay Ilaahay waa maqley[2] (qiyaastii Alle waa maqley wixii la sheegay) kaasi oo af-Ingiriis lagu dhaho Ishmael.[3]

Magaca Ismaaciil waxaa loo bixiyaa labka dadka.[4]

Magaca Ismaaciil macnihiisu waa Ilaahay waa maqley taasi oo jawaab u ahayd ducadii[5] Nebi Ibraahim iyo xaaskiisa Sahra markey Alle waydiisteen inuu siiyo ilmo taasi oo loogu bishaareeyay wiil ay dhashay Hagar oo ahayd shaqaalihii Nebi Ibraahim, wiilkaasi waa Nebi Ismaaciil. Sidoo kale, Nebi Muxamed , nebiga iyo rasuulka ugu dambeeyay dhamaan anbiyada, oo Rabbi (s.w) ku soo dejiyay kitaabka Quraanka iyo diinta Islaamka ayaa wuxuu ka soo jeedaa tafiirta Nebi Ismaaciil, taasi oo qeyb ka ah “ka jawaabidii baryada” Nebi Ibraahim.[6][7]

Dadka Caanka ah ee Magacan

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Nebi Ismaaciil nebi ka mid ah 25ka nebi ee Quraanka lagu sheegay iyo wiilka Nebi Ibraahim.
  • Ismaaciil I boqorkii dhisay boqortooyada Savafid.
  • Ismaaciil Abu Shanab, (1950-2003) siyaasi reer Xamas ah.
  • İsmaaciil Acar, sawire u dhashay Turkiga.
  • Ismaaciil Akbay, saynisyahan u dhashay Turkiga.
  • Ismaaciil al-Armouti, siyaasi reer Jordan ah.
  • Ismaaciil Suge isticmaale Soomaali Wikipedia
  • Esmail Babolian, xisaabiye reer Iiraan ah.
  • Ismaaciil Balkhi, siyaasi Afghan ah.
  • Isma'il Beg, hogaamiyaha mucaaradka Uyghur.
  • İsmail Beşikçi, khabiir Turkish ah.
  • Esmail Davarfar, atoore reer Iiraan ah.
  • İsmaaciil Enver, hogaamiye milatariga Turkiga.
  • Ismaaciil Fahmi, siyaasi reer Masar ah.
  • İsmail Güldüren, ciyaartooy u dhashay Turkiga.
  • Ismaaciil Al Hammadi, ciyaartooy u dhashay Imaaraatka.
  • Ismail Haniyeh, siyaasi reer Falastiin ah.
  • Ismail Hoxha, siyaasi Albanian ah.
  • İsmail Kartal, ciyaartooy Turkish ah.
  • İsmail Keleş (born 1988), ciyaartooy Turkish ah.
  • İsmail Köybaşı, Turkish footballer
  • ismail mire cilmi, abwaan caan ah oo soamliyeed.
  • Ismaaciil Xuseen aqoonyahan Soomaaliyeed

Jadwalka Magacyada

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Sharaxaad badan iyo faahfaahin magacyada, fadlan fiiri Jadwalka Magacyada.

Magacyada dadka Soomaalida ah iyo kuwa dadka Islaamka ahi aad ayay u badan yihiin, boqolka magac ee ugu muhiimsan isla markaana loogu isticmaalka badan yahay waxaa ka mid ah:

Magacyada Soomaalida iyo Islaamka
Tiro Magac Soomaali ama Carabi Lab ama Dhedig Macnaha Isticmaalka Dadka Caanka ah
1AadamCarabiLab-dhexdhexaad
2AaminaCarabidhedigla aaminay
lagu kalsoon yahay
dhexdhexaad
3Abu BakerCarabiLab-laguma badna
4Aasiyacarabidhedig-laguma badna
5Aadanfiiri Aadam
6AbiibCarabiLab-looma badna-
7AxmedCarabiLab-loo badan yahay
8AbshirCarabi Soomaalilabbishaaraysidhexdhexaad
9AyaanSoomaalidhedignasiibleydhexdhexaad-
10AyaanleSoomaaliLabnasiib badanedhexdhexaad-
11AsmaCarabidhedig-dhexdhexaad-
12AyuubCarabiLab-looma badna
13AwaysCarabiLab-dhexdhexaad-
14CaliCarabiLab-dhexdhexaadCali bin Abi Daalib
15CanabCarabidhedig-looma badna
16CiiseCarabiLab-looma badna
17CumarCarabiLab-dhexdhexaad
18CabdiCarabiLabadoondhexdhexaad-
19Cabdi RaxmaanCarabiLabadoonkii Naxariistahadhexdhexaad-
20Cabdi RaxiimCarabiLabadoonkii Naxariistaha gaardhexdhexaad-
21Cabdi Laahicarabilab-dhexdhexaad-
22Cabdi Salaamcarabilab-dhexdhexaad-
23Cabdi Casiiscarabilab-dhexdhexaad-
24Cabdi Jabaarcarabilab-dhexdhexaad
25Cabdi Fataaxcarabilab-dhexdhexaad-
26Cabdi QaniCarabiLabadoonkii Taanjirkadhexdhexaad-
27Cabdi RasaaqCarabiLabadoonkii Quudiyahadhexdhexaad-
28Cabdi MaalikCarabiLabadoonkii boqorkadhexdhexaad-
29CaynaanSoomaaliLabmidkii lagu diirsadaydhexdhexaad-
30Daa'uudCarabiLab-dhexdhexaad
31DeeqaSoomaalidhedigloogu Deeqaydhexdhexaad
32DeeqSoomaaliLabloogu Deeqaydhexdhexaad-
33DalmarSoomaaliLabsocdaa; qof dalka soo arkeydhexdhexaad-
34DaahirCarabiLabnadiifdhexdhexaad
35Faadumocarabidhedig-dhexdhexaad*Faaduma Nebi gabadh Nebi Muxamed dhalay
36FoosiyaCarabidhedigguulaysatodhexdhexaad
37FaaraxCarabiLab-dhexdhexaad-
38GeediSoomaaliLabqof safar ahlooma badna-
39HaaruunSoomaaliLabkii sharafta lahalagu yar yahay
40HaybeSoomaaliLabkii sharafta lahalagu yar yahay-
41HindaHindidhedig-ma badna*qof loogu magac daray wadanka Hindiya
42HiboSoomaalidhedigloo quudhaydhexdhexaad
43HodanSoomaalidhedigbarwaaqodhexdhexaad
44HuudCarabiLab-dhexdhexaad
45IidleSoomaaliLabqof nasiib lehdhexdhexaad-
46IbraahimCarabiLab-dhexdhexaad
47IsmaaciilCarabiLabAlle waa maqleydhexdhexaad
48IlyaasCarabiLab-dhexdhexaad
49IqbaalCarabidhedigla ogolaadaydhexdhexaad-
50IdilSoomaalidhedigdhamaystirandhexdhexaad-
51IdirisCarabiLab-dhexdhexaad
52JaamacCarabilabkulmiyelooma badna-
53JamiilaCarabidhedigqurux badandhexdhexaad-
54KhadiijaCarabidhedig-dhexdhexaad
55KhaalidCarabiLab-dhexdhexaad-
56KhadarCarabiLabnasiibledhexdhexaad-
57KhadraCarabidhedigguuleysatodhexdhexaad
58LadanSoomaalidhedigqof wax heystalooma badna-
59LadaneSoomaalilabnin wax heystadhexdhexaad-
60LeylaCarabidhedigayaanleydhexdhexaad-
61Liibaancarabilabguuldhexdhexaad-
62LuulCarabi/Soomaalidhedigdheeman/Lu'ludhexdhexaad
63MaxamedCarabiLabamaanan, la amaaneylagu badan yahay
64MuxumedCarabiLab-dhexdhexaad-
65MaxamuudCarabiLab-dhexdhexaad-
66MaryamCarabidhedig-dhexdhexaad
67MaslaxCarabiLabwax hagaajiyedhexdhexaad*Maslax Xuseen
68MowliidCarabiLabdhalashodhexdhexaad-
69MuuseCarabiLab-dhexdhexaad
70NajmaSoomaalidhedig-dhexdhexaad-
71Nuurcarabilabileys ama iftiindhexdhexaad-
72NuuxCarabiLab-dhexdhexaad-
73QaasimCarabiLab-dhexdhexaad
74RaxmoCarabidhedignaxariislagu yar yahay-
75RaaxoSoomaalidhedigraaxaysilagu yar yahay-
76RaageSoomaaliLabmidkii habsaamaydhexdhexaad-
77RuqiyaCarabidhedig-lagu yar yahay*Ruqiya Nebi gabadh Nebi Muxamed dhalay
78SamatarSoomaaliLab-dhexdhexaad-
79SafiyaSoomaalidhedig-dhexdhexaad-
80Saynabcarabidhedig-dhexdhexaad-
81Sahracarabidhedigwado/jiddhexdhexaad-
82Sacaadacarabidhedigguuldhexdhexaad-
83Suleekhacarabidhedig-dhexdhexaad-
84SaalaxCarabiLab-dhexdhexaad*Nebi Saalax
85ShuceybCarabiLab-dhexdhexaad-
86SuleymaanCarabiLab-dhexdhexaad
87Shacbaancarabilabdheregsanedhexdhexaad-
88Saadaamcarabilab-dhexdhexaad
89SiyaadCarabiLab-laguma badna
90SugeSoomaaliLabkii la sugayaydhexdhexaad
91WarfaaSoomaaliLab-dhexdhexaad-
92WaaberiSoomaaliLabmarka qoraxdu soo baxaysodhexdhexaad
93WardaSoomaalidhedigtasbiixdhexdhexaad-
94XaawoCarabidhedig-dhexdhexaad
95XareedSoomaaliLabbiyaha roobkadhexdhexaad-
96XuseenCarabiLab-dhexdhexaad
97XasanCarabiLab-dhexdhexaad
98XasnaSoomaalidhedig-dhexdhexaad-
99XaliimoSoomaalidhedig-dhexdhexaad
100YaasiinCarabiLab-dhexdhexaad-
101YaasmiinSoomaalidhedig-dhexdhexaad-
102YusraSoomaalidhedigfudayddhexdhexaad-
103YuusufCarabiLab-dhexdhexaad*Nebi Yuusuf
105YaxyeCarabiLab-dhexdhexaad-
106YacquubCarabiLab-dhexdhexaad*Nebi Yacquub
107YoonisCarabiLab-dhexdhexaad


Qoraalo La Mid Ah

[wax ka badal | wax ka badal xogta]



  1. "ingiriis: Ishmael, Ismail; carabi: إسماعيل, ʼIsmāʻīl, "Ismaaciil"; Faransiis: Ismael, "Isma'i'l""
  2. "Hebrew: ישמעאל, "Ishmayel" waa magac af-Carabi"
  3. "Ilaahay waa maqley"
  4. "Ismaaciil waxaa loo bixiyaa labka dadka"
  5. "Ismaaciil macnihiisu waa Ilaahay waa maqley"
  6. "Nebi Ibraahim iyo xaaskiisa Sahra markey Alle waydiisteen inuu siiyo ilmo"
  7. "Nebi Muxamed , nebiga iyo rasuulka ugu dambeeyay"