Soomaali

Ka Wikipedia
Boga "Dadka Soomaalida" halkan ayaa laga soo toosiyay.

Soomaalida
Somalis
Thiinada guud ee dadka
16-19 malyan
Meelaha ay ku badan yihiin
Geeska Afrika, Bariga Dhexe
 Soomaaliya 12 million [1]
 Itoobiya 4.6 million [2]
 Kenya 2.4 million [3]
 Jabuuti 524,000 [4]
 Yemen 200,000 [5]
 Kanada 150,000 [6]
 Ingiriiska 114,000 [7]
 Maraykanka 85,700 [8]
 Iswiidhan 63,853 [9]
 Imaaraatka Carabta 50,000 [10]
 Norway 42,217 [11]
 Koonfur Afrika 40,000 [12]
 Holland 39,465 [13]
 Jarmalka 23,350 [14]
 Masar 22,709 [15]
 Denmark 21,050 [16]
 Sacuudi Carabiya 20,000 [17]
 Finland 19,059 [18]
 Australia 10,131 [19]
 Talyaaniga 8,228 [20]
 Iswisarland 7,025 [21]
 Austriya 6,000 [22]
 Beljim 2,627 [23]
 Bakistaan 2,500 [24]
 New Zealand 1,617 [25]
Ayrland 1,495 [26]
Luqada

Somali iyo Carabi[27][28]

Diinta

Islam

Dadka ay dhalyo wadagaan

CarabCafarAgawBejaOromoRendilleSaho

Soomaali (Af Ingiriis : Somali people; Af Carabi : ar‎) waa bulsho ku dhaqan Geeska Afrika; gaar ahaan wadanka Soomaaliya, Jabuuti, deegaano ka tirsan wadanka Itoobiya, deegaano ka mid ah wadanka Kenya iyo meelo badan oo caalamka ah. Dadka Soomaalida ah waxay ka mid yihiin kooxaha Bulshada Soomaaliya; waana dadka ugu badan bulshada ku nool wadanka Soomaaliya. Intaas waxaa dheer, dadka Soomaalidu waxay ku hadlaan Af-Soomaali oo kamid ah luqadaha Kushitiga Faraceeda Afro Aasiya.

Soomaalida waxaa kala qaybiyey gumeysigii qarnigii 19aad, kaas oo ukala qaybsaday 5 qaybood oo kala ah: Talyaani Oo haystay Koofurta Soomaaliya; Ingriiska oo haystay Waqooyiga Soomaaliya (Somaliland); Faransiiska oo haystay Xeebta Soomaaliya (Jabuuti); Itoobiya iyo Ingiriiska oo haystay Soomaali Galbeed (Soomaali galbeed); iyo Kenyaoo haystay deegaanka NFD.

Hordhac

Somalida waxay ku kala nool yihiin, qurbaha iyo dhulka Soomaaliya. Soomaalida badankooda waa dad reer guuraah ah, waxaana lagu yaqaanaa, xoolo dhaqasho, sida ariga iyo geela iyo Lo'da. Soomaalida waxay ahaayeen dad ku dagaalama daaqqa xoolaha iyo Biyah ama si kale hadaan u dhigo waxan aan odhan karna baad iyo biyo. Dadka soomaaliyeed waxaa dibadda uhaajiray ku dhowaadb ilaa iyo 5 Malyan. maadaamaa dalku ku jiray in kabadan 20 sano oo dagaal ah, Dhanka diinta soomaaliya waxaa aad awood ugu leh suufinimada suufiyada soomaali xoogaa waa ka duwan yihiin suufiyada dalalka qaarkood inkastoo ay aqoonta diintuu ay sii yaraanayso . waayadii hore markii ay soomaaliya nabad ahayd iskuulaad iyo jaamacado badan ayaa ku yaalay dalka soomaaliya. dhaqaalaha dalkana kor ayuu u socday. Somalida waxay ganacsi la lahaayeen wadamada carabta iyo aasiya iyo yurub.. dagaaladi Soomaaliya siday u bilaabmeen , waxaa dhacday in ay soomaliduu isku dilaan qabiil dartiis iyo is fahmi la aan.. maanta Soomaalida dhibaato ayay ku sugan yihiin meelkasto ay joogaan.Waxaana keenay dulmiga ay ayaguu isku gaysteen Soomaalida boqolkiiba 30 waa qaxooti oo wadamada kaley ku kala nool yihiin. waxayna u badan yihiin wadamada Itoobiya, kiinya, jabuuti, kanada, Mareykanka, Iswiidhan, Denmark, Finland, Jarmalka, Talyaaniga, Shiinaha iyo wadamo kale oo aan la tiri karin.

Taarikhda

Khubarada ku xeeldheer Taariikhda dalka Soomaaliya waxa ay sheegeen in erega Soomaaliya uu ka taaganyahay labo eray oo la'isku geeyay, kuwaasi oo kala ah (Soo-Maal), iyadoo eraga (Soo) macnihiisa loola jeedo Soco, halka ereyga (Maal) uu macnihiisu ka soo jeedo Lis. Marka labadaasi eray la'isku daro waxaa uu noqonayaa (Soo Maal Saca, rida, laxda, geela). Khubarada qaarkood waxa ay sheegaan in magaca Soomaali uu asal ahaan ka soo jeedo ereyga carabiga ee ah (Duu-maa)( ذو مال) oo macna ahaan la macna ah Shacab xoolo badan leh. Sooyaalka taariikhda qadiimiga ah waxaa iyadana laga helayaa macno kale iyadoo khubaraduna ku doodayaan in ereygaasi uu ka yimid Samaale oo micnihiisu yahay ninkii waranka Dheeraa. Samaale ayaa la sheegaa in uu ahaa ab iyo waziirkii ay ka soo farcanmeen dadka Soomaaliyeed (Aw-Samaale). Taariikh ahaan dalku waxa uu lahaan jiray xadaarad facween waxaana dalka loo aqoon jiray magacyo badan sida Dhulkii udgoonaa , Dhulkii eebe iyo Geeska Afrika.

Soomaalidu waa dad ku dhaqan meelo badan oo caalamka ah, laakiin asal ahaan lagu yaqaano Geeska Afrika.

Bulshada Soomaaliga

Bulshada Soomaaliya waa mashruuc xambaarsan macluumaad badan oo ku saabsan beelaha, reeraha, luuqadaha, tirada bulshada, heerka waxbarasho, caafimaadka, dhaqaalaha, diimaha iyo qodobo kale oo saamayn ku leh bulshada.

Qoraalo Kale

Tixraac

  1. UNFPA Somali Population Survey 2014. Somalia.unfpa.org (06 April 2014). Retrieved 06 October 2016.
  2. "Census 2007", first draft, Table 5. Central Statistical Agency of Ethiopia
  3. (PDF). Ministry of State for Planning, National Development and Vision 2030 https://web.archive.org/web/20130810185221/http://www.knbs.or.ke/docs/PresentationbyMinisterforPlanningrevised.pdf. Archived from the original on 10 August 2013. Soo qaatay 17 September 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. [1] – Ethnologue.com
  5. Shire, Saad A. Bildhaan http://digitalcommons.macalester.edu/cgi/viewcontent.cgi?article=1034&context=bildhaan.  Maqan ama ebar |title= (caawin): *N.B. Somali migrant population, Middle East including Yemen.
  6. . 10 November 2006 http://www.hiiraan.com/news2/2006/nov/ontario_municipal_election_somali_canadian_prospective.aspx. Soo qaatay 8 July 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin); *N.B. 44,995 individuals reported Somali ethnicity in 2011 National Household Survey - c.f. [2]
  7. www.ons.gov.uk https://www.ons.gov.uk/peoplepopulationandcommunity/populationandmigration/internationalmigration/datasets/populationoftheunitedkingdombycountryofbirthandnationality. Soo qaatay 2017-07-12.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. . MPRNews http://www.mprnews.org/story/2010/12/14/american-community-survey-initial-findings. Soo qaatay 8 March 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  9. http://www.statistikdatabasen.scb.se/sq/30271.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  10. . CCTV. 11 September 2012 http://english.cntv.cn/program/newsupdate/20120911/105653.shtml. Soo qaatay 8 March 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  11. http://www.ssb.no/en/befolkning/statistikker/innvbef/aar/2017-03-02?fane=tabell&sort=nummer&tabell=297399.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  12. Jinnah, Zaheera. (PDF). KRE Publishers http://www.krepublishers.com/02-Journals/JSSA/JSSA-01-0-000-10-Web/JSSA-01-0-000-10-PDF/JSSA-01-1-2-091-10-012-Jinnah-Z/JSSA-01-1-2-091-10-012-Jinnah-Z-Tt.pdf. Soo qaatay 6 March 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  13. http://statline.cbs.nl/StatWeb/publication/?DM=SLEN&PA=37325eng&D1=a&D2=a&D3=0&D4=0&D5=187&D6=a&LA=EN&HDR=T&STB=G2,G1,G3,G5,G4&VW=T.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  14. . Statista https://de.statista.com/statistik/daten/studie/1221/umfrage/anzahl-der-auslaender-in-deutschland-nach-herkunftsland/.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  15. http://www.un.org/en/development/desa/population/migration/data/estimates2/estimates15.shtml.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  16. http://www.statbank.dk/statbank5a/default.asp?w=1280.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  17. http://english.cntv.cn/program/newsupdate/20120911/105653.shtml.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  18. IOM - Finland
  19. (PDF). Australian Government https://web.archive.org/web/20140714131850/http://www.immi.gov.au/media/publications/statistics/immigration-update/people-australia-2013-statistics.pdf. Archived from the original on 14 July 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  20. http://demo.istat.it/str2016/.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  21. https://www.bfs.admin.ch/bfs/en/home/statistics/population/migration-intergration.assetdetail.325742.html.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  22. http://www.statistik.at/web_de/statistiken/menschen_und_gesellschaft/bevoelkerung/bevoelkerungsstruktur/bevoelkerung_nach_staatsangehoerigkeit_geburtsland/index.html.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  23. Hertogen, J. http://www.npdata.be/BuG/155-Vreemde-afkomst/Vreemde-afkomst.htm.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  24. Fakhr, Alhan (15 July 2012). http://jang.com.pk/thenews/jul2012-weekly/nos-15-07-2012/dia.htm#6. Soo qaatay 10 November 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  25. http://www.stats.govt.nz/Census/2013-census/profile-and-summary-reports/ethnic-profiles.aspx?request_value=24790&parent_id=24761&tabname=#24790.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  26. www.cso.ie http://www.cso.ie/px/pxeirestat/Statire/SelectVarVal/Define.asp?Maintable=EY025&Planguage=0. Soo qaatay 2017-07-12.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  27. Peter Austin, One Thousand Languages: Living, Endangered, and Lost, page 70
  28. Janice Hamilton, Somalia in Pictures, page 50
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: