Jabaan
Jabaan 日本国 Nibon-koku |
||||||
---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
Astaanta Calanka Kimigayo 君が代 |
||||||
![]() |
||||||
Caasimada | Tokyo | |||||
Luuqada(ha) Looga hadlo | Jabaanis, iyo luqado kale oo la tiri karin]] | |||||
- | Emberor | Naruhito | ||||
- | Ra'iisul wasaare | Fumio Kishida | ||||
Area | ||||||
- | Total | 377,944 km2 km² 145,925 sq mi |
||||
- | Biyo (%) | 0.8 | ||||
Cadadka Dadka | ||||||
- | [1] qiyaas | 127,380,0002 | ||||
GDP (nominal) | [3] estimate | |||||
- | Total | $4.998 trillion[2] | ||||
- | Per capita | $30,998[4] | ||||
Lacagta | Yen | |||||
Wakhtiga | (UTC+9) |


Jabaan (Af-Jabaaniis:日本: Nihon ama Nibon magaceeda oo dhameestiran:日本国 :Nibon-koku ama Nihon-koku, waa wadan jasiirado ka sameesan, oo ku yaalo Badweynta Baasifik ee qaarada Aasiya. Wadankaan waxoo daris la yahay Badda Jabaan, Shiinaha, Koonfur Kuuriya, Waqooyiga Kuuriya iyo Ruushka Dadka tiriskii laga qaaday jabaan 1920kii, waxee eheed 56 miliyan oo qoys, sanadka marka oo ahaa 2017* neh waxaa degenaa 126,960,000 oo qoys.


.

.










.

.•
Jabaan waxee ka koobantahay 6,852 jasiiradoo, affarta ugu waa weyn oo boqolkiiba todobaatan daboolo dhulka jabaan waa Honshu, Hokkaido, Kyushu iyo Shikoku. Jabaaniiska waxee iskuugu wacaan (Nihon), luqadooda neh waxee dhahaan (Nihongo). Magaca Nibon micnaheeda waa jabaan laakiin waxee u adeegsadaan, lacagaha, bashqadaha iyo cayaaraha caalamka iyo wax la mid ah.Jabaan waxaa loo micneeyaa wadanka qoraxda ka soo baxdo, 日 (qorax) 本 (soo bax), markii hore jabaan waxaa loogu yeeri jiray magacyo badan, gaar ahaan wadanka ee taariikhda isla leeyihiin ee Shiinaha, waxee jabaan ugu yeeri jireen (yamato 大和). Erayga qorax ka soo baxa waxoo asal ahaan ka imaaday shiinaha, sababtoo ah jabaan waxee ka xigtaa dhinaca bariga markii la fiiriyo qaarad aasiya. Ereyga Japan ee Japan waa 日本, oo lagu magacaabo Nihon ama Nippon iyo macno ahaan waxa loola jeedaa "asalka qorraxda". Nichi dabeecadda (CH) macnaheedu waa "qorax" ama "maalin"; saldhigga macnihiisu waa "saldhig" ama "asal". Sidaas daraadeed macneheedu waa "asalka qorraxda" waana ilaha caanka ah ee reer galbeedka caanka ah "Land of the Sun Rising=LAND OF THE SUN RISING".!!`?.:•


.•



.!!`?

Tokugawa shogunate










.:•
Rikoodhkii ugu horreeyay ee magaca Nihon wuxuu ka muuqdaa taariikhda Shiinaha ee taariikhda ah ee hannaanka Tang, Book of Old Tang. Dhamaadkii qarnigii toddobaad, wafdi ka yimid Japan ayaa codsaday in Nihon loo isticmaalo magaca dalkooda. Magacani waxaa laga yaabaa in uu asal ahaan ka soo jeedo warqad loo diray 607 waxaana lagu diiwaan geliyay taariikhda rasmiga ah ee Suudiiste. Prince Shōtoku, Regent of Japan, ayaa u diray ergeyga Shiinaha warqad kaas oo uu ugu yeeray "Boqortooyada Dhulka ee Qorraxdu kacdo" (日 出处 天子). Farriinta ayaa yiri: "Halkan, waxaan ahay, Boqortooyada waddanka qorraxdu soo baxdo, u dir warqad si aad u aragto Boqortooyada dalka ee qorraxdu u eg tahay.
- Bye.!!`Byye.!!`
Qalinkii: Fadxi J. & Green F.:• Byye;!!`?`
Boqolkiiba IMF
5.9% [5].
Xubin
- IMF*`
- AIIB*`
- IORA*`
- Bankiga Aduunka* *`
Waddanamha Deggan Jabaan
Japan 120,000,000+++;
As of 2017 June, 2,086,604 of foreign residents live in Japan. More than half of them are Chinese and Korean. Figure : Population of Foreign Residents in Javanese by Nationality.!!`?`
Waddamada La Deggan Jabaan
Indonesia 200,000++;
Japan 130,000,000+;
South Korea 5,000,000++;
.[6].
[7].
Great Britain 30,000++;
Canada 20,000++;
[[8]]
[[9]].
Taariikh
Visa Jabaan
Taariikh
- https://www.worldometers.info/gdp/#top20
- https://interbrand.com/best-global-brands/
- https://www.visualcapitalist.com/top-100-most-valuable-brands-in-2021/
- https://interbrand.com/best-global-brands/?filter-brand-country=japan
- https://ja.wikipedia.org/wiki/%E3%82%A2%E3%83%A9%E3%83%96%E4%BA%BA
- https://www.rankingthebrands.com/The-Brand-Rankings.aspx?rankingID=33&year=1209
Sidoo kalle Fiiri
Germany:148,321,123+:-((
[10].:•
India & "Hindustan" :1.543,123,321+++:-))
[11].:•
Tixraac
Maqaal kaan malahan xigasho ama xog xaqiijin ah. |
Ingiriis (Dad) Boqortooyada Midowday
- ↑ 2011
- ↑ IMF database 2018
- ↑ 2017
- ↑ IMF database 2019
- ↑ http://www.chinadaily.com.cn/bizchina/2009-09/16/content_8696547.htm
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2022-09-20. Soo qaatay 2022-08-20. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ https://nbakki.hatenablog.com/entry/Population_Foreign_People_Japan
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2022-08-19. Soo qaatay 2022-08-05. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑
"Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2022-07-07. Soo qaatay 2022-08-18. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ https://www.un.org/development/desa/dpad/publication/un-desa-policy-brief-no-153-india-overtakes-china-as-the-worlds-most-populous-country/
- ↑ https://www.aljazeera.com/amp/news/longform/2023/4/14/how-india-will-overtake-china-to-become-the-most-populous-country