Jump to content

Koonfur Suudaan

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Koonfurta Suudaan)
Koonfur Suudaan
Republic of South Sudan
Calanka South Sudan
Calanka
Coat of arms ee South Sudan
Coat of arms
Hal-ku-dheg: "Justice, Liberty, Prosperity"
Heesta qaranka: "South Sudan Oyee!"
Goobta uu ku yaalo South Sudan
CaasimaddaJuba
Luuqadaha rasmiga ahEnglish[1][2]
Luuqadaha qaranka ee la aqoonsan yahay
and around 60 other languages
 DadkaSouth Sudanese
DawladdaFederal presidential democratic republic
 President
Salva Kiir Mayardit
Riek Machar Teny
Sharci-dejintaNational Legislature
Council of States
National Legislative Assembly
Independence from Sudan
 End of Anglo-Egyptian Sudan
31 December 1955
6 January 2005
 Autonomy
9 July 2005
9 July 2011
Bedka
 Wadarta
619,745 km2 (239,285 sq mi) (42nd)
Dadka
 Tiro-koobkii 2008
8,260,490 (disputed)[3] (94th)
 Cufnaanta
13.33/km2 (34.5/sq mi) (214th)
Wax soo saar (PPP)Qiyaastii 2012 
 Wadarta
$10.450 billon[4]
 Qofkiiba
$1,006[4]
Wax soo saar (magac ahaan)Qiyaastii 2012 
 Wadarta
$12.202 billion [4]
 Qofkiiba
$1,174[4]
Qaybsiga (2009)45.5[5]
sinnaan la'aan dhexdhexaad ah
LacagtaSouth Sudanese pound (SSP)
SaacaddaUTC+3 (East Africa Time)
Koodhka wicitaanka+211[6]
Koodhka ISO 3166SS
Furaha Internetka.ss[7]a
  1. Registered, but not yet operational.


Koonfur Suudaan ama Jamhuuriyada Koonfurta Suudaan waa dal ku yaal bariga afrika waxaana caasimada u ah Jubba waxeey xad la wadaagtaa Suudaan oo ka xigta woqooyiga, Itoobiya oo ka xigta bariga, Yugandha, Kenya oo ay ka xigaan koonfurta, iyo Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika oo ka xigta galbeedka. Koonfurta suudaan waxey mar ka mid ahaan jirtay dalka Suudaan, waxayna kala go'idooda u sabab noqotay 2dii dagaal ee Suudaan, waa markii ee Koonfurta Suudaan noqotay gobol ka madax banaan. Shacabka reer Koonfur Suudaan waxaa afti laga qaaday 9 Janaayo ilaa 23 Janaayo 2011, waxayna 98,83% doorteen in ay go'aan. Taariikhda markay ehayd 9kii Febaraayo 2011, Koonfurta Suudaan waxay ka mid noqotay Qaramada Midoobay, sidaas darteed waxay noqotay wadanka 193aad ee caalamka ama wadanka 54aad ee Qaarada Afrika.

Ma jirto taariikh horay looga qoray Koonfurta Suudaan, laakiinse waxaa jirto hadalo afka laga soo dhahay, oo ah in Koonfurta Suudaan markeeda hore ee wada degenaan jireen dad reer baadiya ah, intii aysan imaanin qoomiyadaha Dinka iyo Nuer sanadihii 800. Taariikhda marka ay eheed 1822kii Woqooyiga Suudaan waxaa qabsaday Cusmaaniyiinta Masar, Koonfurta Suudaan way madax banaaneed, laakiin 1899kii ayaa Ingiriiska iyo Masaarida qabsadeen dhamaan woqooyiga iyo koonfurtaba. Sanado yar ka hor intii ay Suudaan ka madaxbanaaneed Ingiriiska, wuxuu Koonfurta Suudaan iyo Woqooyiga Suudaan ula dhaqmi jiray gobolo kala go'an, sababo la xiriiro cabsi laga qabay cuduro. Gobolada waxay xornimadooda heleen 1956kii. Intii aysan madaxbanaanidooda si rasmi ahaan u helin 1955kii, Koonfurta Suudaan iyo Woqooyiga Suudaan waxaa dhexmaray dagaalo oo ay Koonfurta Suudaan ku diidayso in ay hoostagto caasimada Khartuum, dagaaladaas waxay noqdeen kuwa aad u xun oo xukumada Khartuum ku layneeso shacabka Koonfurta Suudaan.

Koonfurta Suudaan waxa ay ka koobantahay 10 gobol.

Tobanka gobol ee koofurta suudaan.


  1. "The Transitional Constitution of the Republic of South Sudan, 2011". Government of South Sudan. Archived from the original on 17 October 2012. Retrieved 12 July 2011. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help) Part One, 6(2). "English shall be the official working language in the Republic of South Sudan".
  2. "At a Glance". Official portal. Government of Southern Sudan. 12 July 2011. Archived from the original on 28 June 2011. Retrieved 24 July 2011. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  3. "Discontent over Sudan census". News24.com. AFP. 21 May 2009. Retrieved 14 July 2011.[xiriiriye dhintay]
  4. 1 2 3 4 "Report for Selected Countries and Subjects". World Economic Outlook Database, April 2013. International Monetary Fund. April 2013. Retrieved 18 April 2013.
  5. "Gini Index". World Bank. Retrieved 2 March 2011.
  6. "New country, new number: Country code 211 officially assigned to South Sudan" (Press release). International Telecommunication Union. 14 July 2011. Retrieved 20 July 2011.
  7. ".ss Domain Delegation Data". Internet Assigned Numbers Authority. ICANN. Retrieved 1 September 2011.