Seyshelles
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Seychelles)
| Jamhuuriyadda Seychelles Repiblik Sesel République des Seychelles |
||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
|
||||||
| Astaanta Calanka Koste Seselwa |
||||||
| Caasimada | Fiktoriya | |||||
| Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-Ingriis,Af-Kreol,Af-Fransiis | |||||
| Ka xoroobey | Gumeystihii Ingiriiska | |||||
| - | Taakiikh | 29 Juun, 1976 | ||||
| Area | ||||||
| - | Total | 455 km² km² 174 sq mi |
||||
| - | Biyo (%) | micno la'aan | ||||
| Cadadka Dadka | ||||||
| - | Luuliyo 2009 qiyaas | 98,000+ | ||||
| Lacagta | seyshell rubee | |||||
| Wakhtiga | (UTC+4) | |||||
Seychelles ama Jamhuuriyadda Seyshelles (Af Faransiis : République des Seychelles; af-Kreol: Repiblik Sesel). waa jasiirado u dhexeysa Badda Soomaaliyeed iyo Badweynta Hindiya, waxeena Afrika u jirtaa 1,500 km, dhinaca Madagaskar. Seyshelles waxee leedahay, shacabka ugu yar Afrika.
Sawir
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- La vila de Victòria
- Lo pòrt de Victòria
- Illa Mahé
- Anse Lazio (Praslin)
- Illa Mahé
- Illa Mahé
- Coco de Mer (Praslin)
- Tartuga de las Seichèlas (Dipsochelys Hololissa), en l'Illa Cousine