Jump to content

Yawunde

Ka Wikipedia
Yaoundé
Yaoundé, Cameroon
Yaoundé, Cameroon
Naanaysta: 
La Ville aux Sept Collines
Map
GobolkaBadhtamaha wadanka
WaaxyoMfoundi
Bedka
  Warta
180 km2 (70 sq mi)
Joogga
726 m (2,382 ft)
Dadka
(2012)[1]
  Warta
2,440,462
  Cufnaanta14,000/km2 (35,000/sq mi)
Aagga waqtigaUTC+1 (CET)
  Xagaaga (DST)UTC+1 (CEST)
Yaoundé

Yaoundé (US: /ˌjɑːʊnˈd/, UK: /jɑːˈʊnd/;[2] Faransiis ja.unde; Jarmal: Jaunde) waa caasimada wadanka Kamiruun ee Galbeedka Afrika. taasi oo leh bulsho ku dhow 2.5 milyan. Intaas waxaa dheer, Yawunde waa caasimada labaad ee ugu weyn wadankaas waxayna dhacdaa badhtamaha dalka halkaasi oo leh joog dhan 750 mitir (2,500 ft) ka sareysa jooga bada.

  1. "World Gazetteer". Archived from the original on 11 January 2013. Retrieved 25 July 2016. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  2. Jones, Daniel (2003) [1917], English Pronouncing Dictionary, Cambridge: Cambridge University Press, ISBN 3-12-539683-2 {{citation}}: Unknown parameter |editors= ignored (|editor= suggested) (help)