Mayotte
Appearance
Coordinates: 12°50′35″S 45°08′18″E / 12.84306°S 45.13833°E
Mayotte waxa ay kutaalaa Badweynta Hindiya Jasiiradini wali waxa ay kamidtahay wadanka Faransiiska waxayna u dhawdahay jasiiradaha Komoros inta badan dadka kunooli waa islaam aftidii ugu danbaysay ee laga qaaday in ay farnsiiska ka madaxbanaanaadaan way diideen in ay farnsiiska ka go'aan.waxa u caasimada magaalda Mamawdsaw.
Taariikhda
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Faransiiska ayaa u bixiyay magaca Mayotte iyaga oo faransiiska magacan ka keenay magaca carabiga ah ee ahaa Jasiiradii dhimashada جزيرة الموت, ilaa hada wadanka waxa uu kamidyahay faransiiska.
Akhrinta sii socota
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Mayotte waa jaziirada ey somalia leeddahay