Jump to content

Muhdi

Ka Wikipedia
Muhdi
ﻣﻬﺪﻱ
Meelaha ay ku badan yihiin
Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:

1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge

Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.

Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.

Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.

Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.

 Cumaan
 Yemen
Luqada

Af-Soomaali & Af-Carabi

Diinta

Islam Sunni

Dadka ay dhalyo wadagaan

beelo kale

Muhdi(Af Ingiriis : Muhdi) (Af Carabi : ar‎), waa qabiil ka tirsan beelaha Dishiishe ee Dadka Soomaalida. muhdigu waxay deegaan ku yihiin wadamada Soomaaliya iyo Cumaan gaar ahaan gobolka Bari ee Soomaaliya Iyo gobolka Dufaar ee dalka Cumaan iyo deegaano ka mida Yemen.[1]

waa beel ka mida beelaha waaweyn, waxaa la tuhmayaa tiro ahaan inay yihiin beesha ugu badan beelaha dishiishe. waxay si ballaaran u degaan gobolka Bari iyo gobolka Dhofar ee dalka Cumaan iyo meelo kale oo ka mida Soomaaliya, Cumaan iyo Yemen.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: