Talk:Meheri

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Meheri (Carab Saalax) Waa beel ama qabiil soomaaliyeed oo taarikh dheer ku leh dhaqdhaqaaqa dhinaca ganacsiga iyo baayacmushtarka. Sidoo kale beeshu waxay qayb wayn kaqaadatay ladagaalanka gumeystihii taliyaniga, Meheri waa beel lagu yaqano nabada, dariswanaga iyo xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo beelaha kale ee somaliyeed. Marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada Geela, Ariga,lo'da iyo Fardaha.

Meheri waxa ay degaan Maamulada Puntland, Galmudug, Jubaland iyo Kilinka shanaad ee Itoobiya. Beeshu boqolaal sano ka hor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada, waa dad kii isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika.

Beesha waxaa lagu tilmaamaa qabiil Diinta raacda, daris wanaagsan, nabadana jecel, had iyo jeerna daryeela dadka la dagan.

Beesha Meheri waxaa ka dhashay dad faro badan oo soomali magac ku lahaa sida Sarakiil, Aqoonyahano, Culmaa'udiin , Ganaacsato, Abwaano, xubno ka mida ahaa SYL iyo dad faro badan oo gayiga Soomaliyeed caan ka ahaa caan Ka ahaaa. Meheri waa beel balaran qaybaha hoose ee ay u kala baxdo waxaa ka mida (sub-clans):

  • Ismail Mohamud
  • Ali Mohamud
  • Hirsi Mahamud "Naaleeye"
  • Reer Suldaan Muuse Mahamud
  • Faahiye Mahamuud
  • Cumar Mahamud
  • Xassan Salax
  • Cumar Muuse
  • Bin Jidxi

===Dadka Caanka ah===


SALADIIN

  • Suldaan C/qaadir Suldaan Faarax Shabeel
  • Suldaan Cabdulaahi Suldaan X. Nuur ( Suldaan Carab Duur) (AUN) 1923-2021
  • Ugaas C/rixmaan Axmed Siyaad
  • Nabadoon Cabdirisaaq Khaliif Maxamed(Galaal)
  • Nabadoon Cabdiweli diiriye dafar
  • Nabadoon Sadiiq cali cadceed
  • Nabadoon Muuse Saciid (Muuse Tiribo)
  • Nabadoon Raage Timay
  • Nabadoon Ciise Macalin Daahir
  • Nabadoon Jaamac Cabdi Barre
  • Nabadoon Faarax Cabdalle Mareykaanle
  • Nabadoon Maxamuud Casayr (Sanwayne)

Iyo Nabadoone kale

Siyasiyiin iyo Madax xilal soo qabta

  • Xaliimo Maxamed Yusuf (Xaliimo Godane) Member of The Somali Youth League (SYL), xubin ka mida ururkii xornima doonka SYL, 1967 waxay u wareegtay xisbiga Workers' Socialist Party, 1974 ayaa Madaxwayne Maxamed Siyaad Barre gudoonsiiyay abaalmarinta shaqsiyaad wax ku oolka ah.Soomaliyeed ee SYL kana mid ahayd gabdhahii ugu firfircoona ee tariikhda Soomaliya ku xusanGen.
  • Mohamed Ahmed Mohamed (Xundub), shaqsigii u kala Qori horay waraaqaha Gobanimo Doonkii wakhtigii Daakhiliyada Somalida iyo Gumaystihii markaas wadanka haystay, waxaa uu ahaa Aqoonyahan Luuqado badan Ku hadla.
  • Abdulaahi Ali Omar (Ina libaax san ka taabte) –former Chief of General Staff of the Somalia Defence Forces Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya xiligii uu Madaxwaynaha dalka ka ahaa Cabdulaahi Yuusuf.
  • Yusuf Cigaal - Gudomiye kuxigenki barlamanka somaliya 1962.
  • Dr. Ahmed Mohamed (Ahmed Bidde), xildhibaan hore dawlada Soomaliya, Dowladii Arte waa nin wax ka soo dhisay , ahaana aqoonyahan Soomaliya sidii ay dawlad ku noqon lahayd si wayn uga soo shaqeeyay.
  • Mawliid Xasan Faarax -former Chief of General Staff of the Somalia Marine Forces, Taliyihii guud ee Cidamada Mariiniska Bada ee dawlada Soomaliya bur burkii ka hor.
  • Maryam Cabdi Xuseen, Xildhibanadii ugu horaysay ee soomali ah xijaaban oo ka midnoqotay barlamaanka wadanka Norway waxaa la doortay 2019, waxayna ka midtahay xisbiga SV .
  • Cismaan Cali Shammaal xubin SYL ka mid ahaa, soona noqday guddoomiye ku xigeenkii Degmadda Bander Bayla gobolka Bari 1980-1991. Talaaniga ayaa xiray madaama uu SYL ka mid ahaa waxa uuna xirna mudo.
  • Xuseen Ciid Duqii degmada Galkacayo dawladii Soomaliya bur burkii ka hor.
  • Cali Muuse Aw-Cali, duqii hore ee degmada Bander Bayla bur burkii dawaldii Soomaliya ka hor
  • Maxamed Maxamuud ( Aw-dheere) guddoomiyahii Maxkamadda Magaaladda Bander Bayla, Bari Somaliya bur burkii ka hor -1991.
  • C/rixmaan Shiinle Axmed xubin ka mid ahayd ururkii xoraynta Soomaliya ee loo yaqaanay SYL.
  • Maxamed Xaaji Siciid Duqii Mayarkii ugu horeeyey ee dagmmada Qardho.
  • Saaqo Adan Gaas xildhibaanad dawladda fedraalka Soomaliya 2013-2016
  • Garsoore Cabdulqaadir Gaas Muuse, Garsoore Maxkamada Dowlada Somaliyeed 1980, Gudomiyihii SSDF ee Qardho, Xisabiyihii guud ee dekada Bosaso
  • Xildhibaan Cabdiraxmaan Axmed Xaaji Koodhaa member of parliament of puntland 2009-2011
  • Xildhibaan Mohamed Abdikaafi Mohamed member of parliament of somalia 2017
  • Cali Xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad DFS sidoo kale soo noqday Wasiirka Wasaarada dalxiiska iyo duurjoogta DFS.
  • Said Husein Eid - Former minister of livestock and plants Somalia (2013-2016), Somalia, wasiirkii hore ee Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016.
  • Ali Faisal , Former vice minister of finance Somalia (2009–2012), Somalia, Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012).
  • Daahir Faarax Dheere duqii hore ee degmada Bossaaso 1980 yadii.
  • Maxamed Xaaji Siciid Duqii Mayarkii ugu horeeyey ee dagmmada Qardho.
  • Dr. Ali Mohammed Nur Cawad (marina), professor Mareeyahii Warshadii Jowhar Siinay.
  • Gen. Maxamed Axmed Jaamac (Shaalle) Taliyahii Gaaska xoogta dalka ee xakumay Sool ilaa lawyo cado dawladii Soomaliya sidoo kale ahaa amaan duulahii ciidanka xooga dalka ee fadhigoodu ahaa xuduuda Jabuuti la wadaagto Itoobiya 1977, waxa uu bilad ku qaatay dagaalkii 1977.
  • Gen. Maxamed Cali Mirre waxa uu tali ka soo qabtay gobolada Waqooyi ee dalka Soomaliya.
  • Col. Duuliye Cabdulqaadir Maxamed Dhafuuje, duuliye MIIG 21, kaa mida ahaa duuliyasha xooga dalka soomaliya .
  • Yusuf Cigaal gudoomiyahii hore ee gobolka Bari xiligii dawladii Soomaliya .
  • General Axmed Arab - Former Vice minister of defense Somalia Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya.
  • Col. Saciid Cabdi Barre, taliyahii saad ka Ciidamada xooga dalka (CXD) Soomaliya .
  • Kornayl C/xukum Xoreeye Taliyahii ciidabka isku dhafka Galkacayo DFS 2017-28 Abriil 2018
  • Faysal warsame - former Somali Member of Parliament (MP), xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia ahaan guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada.
  • Sacdiyo Salaad Samanter Somali Xildhibaanad (MP) 2017-2022.
  • Sacid xuseen ciid wasiirka Beeraha iyo xildhiban 2017-2022
  • Faisal Husein Eid - former minister of health Galmudug State of Somalia ,wasiirka hore ee Wasaarada Cafimaad ka Dawlada Goboleed ka Galmudug.
  • Xasan Xaashi Warsame - former Ministry of Public Works and Transport Galmudug State of Somalia and vice mister, minister of Posts and Communications,Wasiir hore Hawlaha Guud Iyo Gadiidka Galmudug , ahna hada Wasiir ku xigeenka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Dawlada Goboleed ka Galmudug
  • Qays Cali Dhurwa - former minister of internal affairs Puntland State of Somalia, Wasiir hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlad Goboleed ka Puntland.
  • Mohamud Isse Haji - Poet, Writer , abwaan, qoraa iyo halabuur Soomaaliyeed, Wasiir ku xigeenki hore ee degaanka iyo dalxiiska Dawlad goboleed ka Puntland.
  • Cabdi Maxamed Dhafuuje - Captain and pilot Somali Airlines
  • Cabdi Cismaan Cali, Xisaabiyaha wakaalada Ganacsiga umada ee degmada Bander Bayla 1976-1978. Xisaabiyaha wakaalada Ganacsiga umada ee degmada Qardho 1979-1990. Xoghayahii hore degmada B/Bayla Puntland 2002-2005.

Iyo Siyasiyiin iyo Madax kale oo badan.

Sarakiil

  • Gen. Cabdulaahi Cali Cuamr ( ina libaax san ka taabte) hogaanka tababrada ciidanka xooga dalka10, Feb.1977-1991, sidoo kale noqday taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaliya
  • Gen. Maxamed Cali Mirre waxa uu ahaa taliyahii gobolada Waqooyi ee dawladda Soomaliya. Waxa uu qayb wayn ka qaatay dagaalki u dhaxeeyay soomali iyo Itoobiya.
  • Gen. Maxamed Axmed Jaamac (Shaalle) Taliyahii Gaaska xoogta dalka ee xakumay Sool ilaa lawyo cado dawladii Soomaliya sidoo kale ahaa amaan duulahii ciidanka xooga dalka ee fadhigoodu ahaa xuduuda Jabuuti la wadaagto Itoobiya 1977, waxa uu bilad ku qaatay dagaalkii 1977.
  • Col. Duuliye sare Cabdulqaadir Dhafuuje, duuliye MIIG 21, kana mida ahaa duuliyasha ciidanka cirka xooga dalka soomaliya .
  • General Axmed Arab - Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya.
  • Col duuliye sare Cabdi Maxamed Dhafuuje- duuliye Shabeelay Ciidanka Cirka Xoogga Dalka Soomaaliya
  • Col, Engineer Faara Xasan faarax 'Wajixun' - Ciidanka Cirka ee xoogga dalka soomaaliya
  • Col. Cabdulaahi Xuseen Ciid .
  • Col. Cabdikaafi Cumar Nuur
  • Gen. Mawliid Xassan Faarax, talahii hore ee cidanka Mariiniska Dawlada Soomaliya.
  • Col, Engineer Siciid Maxamed Dhafuuje - ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka soomaaliya
  • Col. C/xukum Ganbool, Taliyii hore ee cidamada xooga dalka Soomaliya ee gobolka Mudug.
  • Col. Saciid Cabdi Barre, taliyahii hore ee saad-ka Cidamada xooga dalka Soomaliya .
  • Col. Cabdirisaaq Faarax Wayrax- Booliska Soomaaliya
  • Col Maxamed Aadan Gaas
  • Gashaanle Najib cali Cadceed Lataliyaha Ciidanka xooga dalka
  • Col.Mohamuud Ali Eid Xubin kamid ah Sirdoonkii Soomaaliya.
  • Col. Cabdulrashid Gaas Muuse, taliye Ciidanka dawlad goboleedka Puntland ee Sooaliya .

Hal abuuro iyo Abwaniin

  • Maxamuud Ciise Xaaji, qoraa, abwaan, gabyaa iyo halabuure Soomaliyeed. Waxaa uu qoray buug ay ka mid yahiim murtidii Maarreeye, Murti iyo Madadaalo.
  • Dahir Maxamed abwaan, gabyaa iyo hal abuure .
  • Caasha Faarax Weyrax - abwaanad ka tirsanayd gobonimadoonkii Soomaaliya lana guddoonsiiyey billad qalin ah 1978kii
  • Faadumo ismaciil Awfaarax waxay ahayd gabadhii number one ka gashay tartankii hal aburka Soomaaliyeed.
  • Mohamed Yasin Ahmed cali ciid Qoraa soomaaliYeed Hal Abuure Sigaara Looga Yaqaan Gobolka Nugaal

Aqoonyahano iyo Ganacsayaasha

  • Dr. Mohamud (Shaywaal) dhakhtar ugu horayay oo somali ah oo ku takha khusa cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda.
  • Dr. Mahdi Cali Yusuf dhakhtar ku takhakhusay kabida lafaha iyo dawayntooda, ahna macalin wax ka dhiga Jaamacadda badan oo Soomaliya ka mida sida Jaamacada Bariga Afrika, Jaamacadda Muqdisho, Machad ka Caafimaad ka soona saaray arday badan oo Soomaliyeed oo qaybi hada tahay dhakhatiir.
  • Dr. Saciid Xaashi Warsame aqoonyahan Shirarki Soomalida dawlad loogu samaynayay qayb libaaxle ka qaatay.
  • Reer Cali ciid Ganacsato iyo xoolodhaqato sigaara looga Yaqaan Gobolada Puntaland.
  • Faarax cabdi mataan Ganacsadeh dalka Lagayaqanay buburkii kahor Allaha unaxariisto
  • Husein jamac ganacsadeh dalka burburkii kahor
  • yuusuf hasan mohamud ganacsadeh weyn dibada iyo dalka Lagayaqaney Allaha unaxariisto
  • Reer caliboss ganacsatoyaal burburkii kahor ilaa iyo imika
  • Engineer Maxamed Xasan Ciid oo ka mid ahaa Engineer xooga korontada Soomaliya qaybta libaax ka qaatay.
  • Engineer Nuux Xasan Faarax, Shaqsi ku xeel dheer engineer ka korontada Soomaliyana wax badan kaga shaqeeyay sidoo kale waxa uu ahaa ganacsade iyo Wasiir hore Dawlad goboleed ka Puntland.
  • Dr. Maxamed Ganbool dhakhtar ka mida dhakhtaradii cafimaadka iyo qaliinka ee ugu cansanaa wadanka Soomaliya kana soo shaqeeyay wadamo badan.
  • Osman Egal, ganacsade wayn oo ganacsi balaran Soomaliya ku lahaa.
  • Barre Goodir, ganacsade wayn oo Soomaliya laga yaqaanay.

Ciyaaryahano

  • Saciid Ducaale, xidig u dheeli jiray naadiga Horseed Karin waxaa uu u dheeli jiray xilka qaranka Soomaliya, labo jeer ayuu u tarmatay laacibka aduunka.
  • Maxamed Warsame, laacib xulka kubada cagta Soomaliya xiligii madaxwayne Siyaad Barre.
  • Samiir Axmed Nuur, lacib ahna kabtankii xulka kubada cagta Puntland 2009-2015.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: