Gaaljecel
Meelaha ay ku badan yihiin | |||
---|---|---|---|
| |||
Luqada | |||
Diinta | |||
Dadka ay dhalyo wadagaan | |||
Gaaljecel (Af Ingiriis : Galje'el; Af Carabi : ar) waa beel ka mid ah Beelweynta Saransoor ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Kiinya iyo Soomaaliya.[1][2]
somaaliya goobaha ugu badan ay dagaan waxaa kamid ah Beledweyne, shabeelooyinka, baadiyaha Kismaayo iyo gobolada Dhexe
ARAR
Beesha Gaaljecel waxay ka dhalatay beelweynta Gugundhabe Hawiye irir samaale ee dagan deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[3] Iwaa afar oo kala ah: Gaaljecel Gugundhabe , Dagoodiye Gugundhabe , Baadicade Gugundhabe iyo Jiijeele Gugundhabe, morile Gugundhabe .
Sidoo Kale Beesha ๐๐ฎ๐ฎ๐น๐ท๐ฒ๐ฐ๐ฒ๐น waxey caan ku tahay dhaqashada xoolaha sida Geela iwm.[4]
Waxaana ka dhashay beesha Halgamaagii Weynaa ee ๐ฆ๐ต๐ฒ๐ถ๐ธ๐ต ๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ฟ๐๐ฎ๐ป๐ฒ.
Shaxda Beesha
- Gardheere Samaale[4]
- Gaaljecel
- Degoodiya
- Masarre
- Ciise
Samaale, waa aabaha faraca koox beelo waaweyn oo ka tirsan Soomaalida. Beelahaasi waxaa ka mid ah Dirta, Hawiyeha, Gardheere, Meyle, Ajuuraanka kuwaasi oo dhamaantood laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[5] Intaas waxaa dheer, beelaha Samaale waxay si rasmi ah u degaan Soomaaliya, Itoobiya . Sidoo kale waxaa tiro fiican degan tahay gobolka NFD ee wadanka Kiinya.
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- โ . Adonis & Abbey. p. 10 https://books.google.co.uk/books?id=CXUwAQAAIAAJ. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - โ https://xmilsom.files.wordpress.com/2015/03/soomaalya-saxsaxxx115-cover.pdf Waxaa qoray: xuseen Axmed Salaad
- โ Chapin Metz, ed., Helen. The Federal Research Division of the Library of Congress http://countrystudies.us/somalia/66.htm. Soo qaatay 18 June 2016. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - โ 4.0 4.1 https://xmilsom.files.wordpress.com/2015/03/soomaalya-saxsaxxx115-cover.pdf Waxaa qoray: xuseen Axmed Salaad
- โ Chapin Metz, ed., Helen. The Federal Research Division of the Library of Congress http://countrystudies.us/somalia/66.htm. Soo qaatay 18 June 2016. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |