Ban Ki-moon

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kani waa maqaal ku saabsan xoghayaha QM. Qoraalo kale fiiri Xoghaynta Qaramada Midoobay
Ban Ki-moon
반기문
Ban Ki-moon

Ban in April 2015


 Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay
Hadda xilka haya
La wareegay Xilka 
1 Janaayo 2007
Kuxigeenkiisa Asha-Rose Migiro
Jan Eliasson
Xilka kaga horeeyey Kofi Annan

Wasiirka Arimaha Dibada iyo Ganacsiga
Ka qabtay xilka
17 Janaayo 2004 – 1 Diisambar 2006
Madaxweyne Roh Moo-hyun
Ra'iisul wasaare Goh Kun
Lee Hae Chan
Han Duck-soo
Han Myeong-sook
kaga horeeyey xilka Yoon Young-kwan
kaga dambeeyey xilka Song Min-soon

Macluumaad gaar ah

Ku dhashay (1944-06-13) 13 Juun 1944 (Wuxuu jiraa 73)
Tuulada Onnan, Degmada Injō, Gobolka Chūseihokue, Koonfur Kuuriya[1][2]
(hada loo yaqaano Wonnam Township, Eumseong County, Waqooyiga Chungcheong Province, Koonfur Korea)
Jinsiyad Kuuriyaan
Is guursadeen Yoo Soon-taek
Caruur 3[3]
Waxbarasho jaamacadeed Seoul National University (Bachelor of Arts)
Harvard University (Master of Public Administration)
Saxiixa Ban Ki-moon's signature


Ban Ki-moon (Af-Kuuriyaan: 반기문; Af-Hanja: 潘基文; Af-Carabi: بان كي مون) (dhashay 13 Juun 1944) waa siyaasi iyo hogaamiye u dhashay wadanka Koonfur Kuuriya kaasi oo wakhti xaadirkan ah hogaankii sideedaad ee xil ka qabta Golaha Xoghaynta ee Qaramada Midoobay.

Xilka Qaramada Midoobay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Mudane Banki Moon waa Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay jagadaasi oo ah hogaanka sare ee Xoghaynta Qaramada Midoobay, qeyb ka mid ah xubnaha ugu muhiimsan Qaramada Midoobay. Sidoo kale Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay waa afhayeenka iyo hogaanka guud ee Qaramada Midoobay.

Wakhti xaadirkan waxaa Xoghaye Guud ka ah Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo u dhashay wadanka Koonfur Kuuriya, kaasi oo xafiiska ku wareegay horaantii bishii Janaayo 2007. Jaale Banki Moon wuxuu xilku ka dhamaaday 31 Diisambar 2011, waxaana si muran la'aan au dib loogu doortay mar labaad 21 June 2011.[4]

Hadaba Banki Moon wuxuu xilku ka dhammaanayaa Diisambar 21, 2016ka, wakhtigaasi oo doorasho loo qaban doono cida xilka la wareegi doonta, maadaama mar sadexaad aan loo cusboonaysiin doonin sida uu dhigayo Dastuurka Qaramada Midoobay.


Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. pg 493, "Local Administration, Chapter XXIV: Korea (Chōsen)," The Japan-Manchukuo Year Book 1938, Japan-Manchukuo Year Book Co., Kojimachi-ku, Tokyo
  2. Eumseong County: "The Birthplace of the UN Secretary-General Ban Ki-moon"
  3. name="Official Bio"
  4. "Ban Ki-moon wins second-term as UN Secretary General". BBC News. 21 June 2011. 
Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: