Jump to content

Facaye

Ka Wikipedia
Facaye
Meelaha ay ku badan yihiin
Wanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:

1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge

Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.

Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.

Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.

Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.
 Itoobiya

Luqada

Af-Soomaali iyo Af Carabi

Diinta

Sunni Islam, Suufi, Salafiya

Dadka ay dhalyo wadagaan

Mareexaan, Majeerteen, Leelkase, warsangali, iyo kuwo kale oo Dadka Soomaalida

Waa beel kamid ah qabiilaha somaliyeed ee dagan koofurta somalia qaasatan gobolka Jubbada Hoose iyo gobolka Jubbada Dhexe, sidookale waa beel kamid ah beel weynta daarood oo ah beel dagta bariga africa.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: