Saruur
| Meelaha ay ku badan yihiin | |||
|---|---|---|---|
|
| |||
| Luqada | |||
| Diinta | |||
| Dadka ay dhalyo wadagaan | |||
|
Cayr iyo beelo kale Habargidir |
Saruur (Af Ingiriis : Sarur) waa beel ka mid ah qabiilka Habargidir ee ka farcanta Beelweynta Hawiye ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya.[1]
Hordhac
Beesha Saruur waxay ka tirsan tahay beelweynta Habargidir, ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[2] Intaas waxaa dheer, beesha Habargidir waxay si rasmi ah u degaan Gobolada Dhexe ee wadanka Soomaaliya.
Shaxda Beesha
- Hawiye
- Haba Gidir (Haber Gedir)
Hawiye
Hawiye (Af Carabi: بنو هوية) waa beel ka mida qabiilada Soomaalida, kuwaasi oo ku dhaqan deegaano ka tirsan wadanka Soomaaliya, Itoobiya, iyo Kiinya. Sida lagu xusay taariikhda, beesha Hawiye waxay walaalo yihiin Beesha Dir iyagoo ku wada abtirsada odayga Irir Samaale. Hawiye ayaa kow[3][4] ama laba[5][6] kaga jira badnaanta tirada qabiilooyinka soomaalida, waxay degaan caasimada Muqdisho[7].
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ Somalia at the Crossroads. Adonis & Abbey. 2007. p. 10.
- ↑ Chapin Metz, ed., Helen. "Somalia: A Country Study". The Federal Research Division of the Library of Congress. Retrieved 18 June 2016.
{{cite web}}:|last1=has generic name (help) - ↑ http://www.lib.utexas.edu/maps/africa/somalia_ethnic_grps_2002.jpg
- ↑ https://web.archive.org/web/20160818134833/https://www.hrw.org/reports/1990/WR90/AFRICA.BOU-09.htm. Archived from the original on 2016-08-18. Retrieved 2016-10-29.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ https://web.archive.org/web/20051112233808/http://www.dnd.ca/somalia/vol1/v1c11e.htm. Archived from the original on 2005-11-12. Retrieved 2016-10-29.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ https://web.archive.org/web/20110716081350/http://www.asylumlaw.org/docs/somalia/ind01b_somalia_ca.pdf. Archived from the original (PDF) on 2011-07-16. Retrieved 2016-10-29.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/6483427.stm
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
