Silcis (beel)

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Silcis)
Silcis
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Sunni Islam, Suufi

Dadka ay dhalyo wadagaan

Abgaal, Habargidir iyo beelo kale Hawiye

Silcis (Af Ingiriis : Sil'is) waa beel ka mid ah qabiilada Hiraab ee ka farcanta Beelweynta Hawiye ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya.[1]

Hordhac

Beesha Silcis waxay ka tirsan tahay beelweynta Hiraab, ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[2] Intaas waxaa dheer, beesha Habargidir waxay si rasmi ah u degaan Gobolada Dhexe ee wadanka Soomaaliya.

Shaxda Beesha

Hawiye

Hawiye (Af Carabi : ar‎) waa beel ka mida qabiilada Soomaalida, kuwaasi oo ku dhaqan deegaano ka tirsan wadanka Soomaaliya, Itoobiya, iyo Kiinya. Sida lagu xusay taariikhda, beesha Hawiye waxay walaalo yihiin Beesha Dir iyagoo ku wada abtirsada odayga Irir Samaale. Hawiye ayaa kow[3][4] ama laba[5][6] kaga jira badnaanta tirada qabiilooyinka soomaalida, waxay degaan caasimada Muqdisho[7].

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. . Adonis & Abbey. p. 10 https://books.google.co.uk/books?id=CXUwAQAAIAAJ.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Chapin Metz, ed., Helen. The Federal Research Division of the Library of Congress http://countrystudies.us/somalia/66.htm. Soo qaatay 18 June 2016.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. http://www.lib.utexas.edu/maps/africa/somalia_ethnic_grps_2002.jpg
  4. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-08-18. Soo qaatay 2016-10-29.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  5. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2005-11-12. Soo qaatay 2016-10-29.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  6. http://www.asylumlaw.org/docs/somalia/ind01b_somalia_ca.pdf
  7. http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/6483427.stm
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: