Sheekhaal

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Beesha shiikhaal)
U bood: gooshitaan, raadi
Question book-4.svg
Maqaalkaan malahan xog caddayn ah.

Qoraalkaan hoose waxaa ka maqan tixraac xog caddayn ah ama reference. Fadlan ku caawi wikipediya sidii oo u noqon lahaa qoraal sax ah, ku soo dar xog caddayn ah meesha aa ka soo ogaatay. Qoraalada aan leheen xog caddeyn ah waxaa dhici karto in laga saaro meeshaan.

Beesha Sheekhaal waxay kamid tahay beelaha soomalida ugu badan kuna caan baxay daris wanaaga iyo marti soorka waxayna ka koobantaa12 lafood oo kala ah

  1. Looboge Fiqi Cumar (dagaan gobolada Shabeellaha Hoose, Banaadir, Bay, Bakool, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose),Hiiraan, Mudug iyo Galgaduud
  2. Quddub Fiqi Cumar (dagaan gobolada,Jubooyinka, Woqooyi, Raaso, Qorof, Carmaale, Baledweyne, Banaadir,Gado, feyr feyr, Bay, Killilka Shanaad)
  3. Cusmaan Fiqi Cumar (dagaan gobolada Shabeellaha Hoose, Banaadir,Bay,Bakool, Jubbada Dhexe iyo Jubbada Hoose)
  4. Cali Fiqi Cumar (dagaan { Killilka Shanaad).
  5. xasan fiqi cumar oo loyaqaano rer ow xasan . (dagaan Buur cukur, feyr feyr iyo Beledweyne )

6. Muxumad fiqi cumar{shekhaal jaziira iyo Guudle}

7.Cabdi shiikh dhiblawe (dagan shabeelada hoose Jubada dhexe iyo Jubada Hoose

9.Dauud faqi cumar(dagan Jubada dhexe iyo Jubada Hoose)

10..Abiib fiqi cumar.(dagan Kililka shanaad)

11.cabdi samad faqi cumar.(dagan shabeelada hoose Jubada dhexe iyo Jubada Hoose )

Beeshaan waxay kaso jedaa wadaadka layiraahdo Fiqi Cumar Bin Shamsidin Al Bakri Al Siddiqi. Odayaasha qoyskaan qaar waxay sheegaan inuu kuduuganyahay Masaajidka Arbaca Rukun agtiisa ee magaalada Muqdisho, Wadaadkaan fiqi Cumar wuxuu kasoo jeedaakhaliifkii Rasuul S.A.W ee ahaaa Abu Bakri Siddiq R.A. Sidaasna waa abtirka caanka ka ah qoyskaan dhexdiisa ay soo kala dhaxlayeen waana sida uu kuusheegaayo qofkasta oo ciddaan ah oo yaqaana nasabka qoyskaaan waana sida caanka ka ah somaalida inteeda badan. Qoyskaan wuxuuna caan ku ahaa kuna yahay Qoys ehelu diin ah. Hawiye nimada waxay kuyihiin kaliya is bahaysi (Xilfi)iyo wada deegaan iyo inay qaarkood (looboge) is dhaleen sida quddubka isu dhaleen Ogaadenka ee wax nasab ah ma wadaagaan. Nasabka qoyskaan ee ah Inay ABU BAKR SIDDIQ faraciisi yihiina ma inkiraayo qofna inuu yahay moyaane qofkaas qof aana aqoon tariikhda qoyskaan ama uuyahay qof neceb (taasna Allaah halooga baqo). Nasabkooda caanka ay soo kala dhaxleena waa sida kuqoran kutubta qaar sida kitaabka uu qoray Sheekh Cabdullaaahi Qudubi Allaha unaxariistee eee layiraahdo nasrul muuminiin. Waana sidaan Nasabku.walow ay jiraan warar sheegaya in ay asal ahaan kasoo jeedaan muslimiinta dalka madagaskar ee jazeerada africa hasa ahaatee ma badna dadka sidaas odhanaaya waa dad inta badan lagu yaqaano inay yihiin dad aan ku badnayn magalooyinka oo ay yihiin xoola dhaqato reer miyi u badan sheekhaal gabooye iyo iyo ashraaf iyo qaar kaloo badan waa qabiilada marka la eego somalida dhexdeeda aan degaan loo tiriyo ku lahay lakin dhex dega somalida kale

waa clan ama qabiil wacan barasharada diinta islaamka isla markaana dadka sii bara diinta iyagoo safaro fog fog ama goobo aad uga fog meesha ay ku nool yihiin u taga sidii ay wax u bari lahayeen iyaguna nolol ahaan uga faaiidaysan lahaayeen maadama ay yihiin qabii ku tiirsan nolosha bulshada somaliyeed ee ay ku dhex nool yihiin

عمود النسب :

الشيخ الفقيه عمر الرضا بن شمس الدين محمد بن يونس بن يوسف بن محمد بن أحمد بن تيم بن محمد بن إبراهيم بن إسماعيل بن عيسى بن بكر بن عمر بن يعقوب بن يحي بن عيسى بن مرة بن زكريا بن تيم بن جمال الدين محمد بن محمد بن عبد الله بن محمد أبو عتيق بن عبد الرحمن بن خليفة رسوالله الإمام السيّد أبي بكر الصديق القرشى- رضي الله تعالى عنهم

Beesha Sheekhaal waxay leedahay Aqoonyahano,Culmaa;udiin ,Ganaacsato,Generaalo caan ka ah gayiga soomliya dadka caanka ah waxaa ka mid ah : 1.General Maxamed Ibraahim Liiqliiqato, Gudoomihii ugu horeyey Gobalka Banadir: maxamed sheekh cabdullaahi(Jamaal jibiyo),Dr Cabdulqaadir Mohamed Nuur (Gab-gable. 2. Xildhibaan Bashiir |Sheekh Xusen (Bashiir Lugeey)(aasaasihii Xisbigii Sabuul ee 1969 ku guuleeystay doorashadi ka dhacday Jilib. 3.Prof, Cali sheekh Axmed Gudoomiyaha Jaamacada Muqdisho ahna Madixii Hore ee Al-Islaax 4.Dr.Cali Baashi Cumar (Dhaqtar xaga indhaha ah, ahna Gudoomiyaha Xarakada Al-islaax 5. Prof, Sheekh Axmed Qudubi 6. General Maxamed Xuseen Cali ( Taliyihii hore ee ciidanka pooliska Kenya) 7.Dr. Sheekh Ibraahim Dusuuqi 8.General Geelqaad 9. General Daahir Adan Cilmi(Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomliya) 10. Guddoomiye Ku Xigeenka Rugta Ganacsiga Soomaaliya C/raxmaan Galaambi 11.Ganaacsade Cabdirashiid Cusmaan Xasan (Harqaanle)ganacasade caan ah degan U.A.E

11. Gudomiyaha shirkadda Al-Jazeera top Axmed Cumar Gaab Maxamed (Axmed Top) oo degan dalka Yamen.

12. Ganacsade xuseen shire oo leh busaska kakala goosha east afrika ugandha kenya tanzania oo gaaraya 807 Bus iyo kaalmahashidaala yaasha 640 xarun 13.Ganacsade caan ah dagan Kenya Dahir Macalin Xusen(Daahir Cagoole) 13.Ganacsade caan ah dagan sweden shamsudin maxamed cusman tuure.

14. Prof, sheekh Xasan oo wax ka dhiga jaamacada I.U.I.U ee dalka Uganda 15.Avv Ahmed Nasir Macalim Cabdulaahi (madaxii hore ururka qareenada kenya, madaxii hore ee la dagaalanka musuqmaasuqa ee kenya. 16.prof,Xuseen Bashiir (Phd in Geolegy) waxna ka dhiga jaamacada Ifriiqiya ee dalka suudaan. 17.Prof, Xasan weli sheekh xuseen oo daaci soomliyed degana dalka mareeeykamka 18.Nabadoon Yuusuf Cabdulle Lo'jir waan Nabad doon (Duq) si aad ah looga yaqaan dhulka ay soomaalidu dagto 19. Gudoomiye :Cawil Cabdilaahi Galaambi Gudoomiyaha Dhalinyaradda Beesha Shiikhaal 20. Sheekh Maxamed Jikre Bare jaamacada Muqdisho Iyo islaamiya 21. Nabad doon (Duq) Dhaqane duqii beelweynta sheekhaaled waxaa bedelay markuu geeriyooday allaha u naxariistee Nabad doon (Duq) Geeseey duqii beelweynta sheekhaaled. ka dib waxaa duqnimadii bees 22.allaha u naxariistee Nabad doon (Duq) Muuse Xaaji Barre (Lugo Loox) oo noqday duqii beelweynta sheekhaaled koonfurta iyo bartamaha soomaaliya. 23.Nabadon(duq)Aadan Ahmed Abdi oo haa dagaal yahan gobonimadoonka SYL oo wax badan ka shaqeeye midnimada soomaalida. 24.Prof. Axmed Aadan oo wax ka dhiga jaamacad ku taala dalka mareykanka. 25. Abdulqadir cumar maxamed (gaab) waa mid ka mid ah aqoonyahanada dhalinyarada ah ee haysta shahaadada master degree ah 26:Gadoomiyihii 1aad Bangiga Dhexe ee Soomaliya Prof Abdi Sheekh Adam.