Sheekhaal

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Sheekhaal
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Itoobiya
 Kiinya
Luqada

Af-Soomaali iyo Af-Carabi

Diinta

Sunni Islam, Suufi

Dadka ay dhalyo wadagaan

[?]

Sheekhaal (Af-Ingiriis: Sheikhal; Af-Carabi: شيخال‎‎) sidoo kale loo qoro: Sheykhaal, Sheekhaash, waa beel ka mid ah dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya, Kiinya iyo Itoobiya.[1] Sheekhaasha waxaa lagu magacaabaa Fiqi Cumar oo ah odaygii ay ka soo tafiirmeen.

Hordhac

Beesha Sheekhaal waxay ka tirsan tahay dadka Soomaalida ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[2] Intaas waxaa dheer, beesha Sheekhaal waxay si rasmi ah u degaan Gobolada Dhexe ee wadanka Soomaaliya, deegaanada Soomaali Galbeed ee wadanka Itoobiya. Sidoo kale waxaa tiro fiican degan tahay gobolka NFD ee wadanka Kiinya. Beesha Sheikhaal waxay ka mid tahay beel weeynta Hawiye. Wana Mohamed Hiraab ( Martiile ) waxaa Martiile loogu bixiyey habernkii uu dhashay ayaa cida marti ku soo hoyatay. Markaas aya Martiile loo bixiyey.

Shaxda Beesha

  • Aw Qudub Fiqi Omar Hiraab.
  • Aw Axmed Loobage Fiqi Omar Hiraab.
  • Aw Cismaan Gandarshe Fiq Omar

Hiraab.

  • Gaameedle Fiqi Omar Hiraab.
  • Jaziira Fiqi Omar Hiraab.
  • Qallu Fiqi Omar Hiraab.
  • Teedan Fiqi Omar Hiraab.
  • Abiib Fiqi Omar Hiraab.
  • Cali Cafii Fiqi Omar Hiraab.
  • Gudle Fiqi Omar Hiraab.
  • Cabdi Shekh Fiqi Omar Hiraab.
  • Cabdi Sufi Fiqi Omar Hiraab.
  • Saruur Fiqi Omar Hiraab.
  • Cabdisamad Fiqi Omar Hiraab.
  • Sheikh Hayti Fiqi Omar Hiraab.
  • Seyle Fiqi Omar Hiraab.
  • Duduble Fiqi Omar Hiraab.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: