Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Baasto

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
Safka 11: Safka 11:
{{Raashin}}
{{Raashin}}
Si la mid ah shacabka caalamka, [[Soomaali|bulshada Soomaalidu]] waxay isticmaalaan noocyada kala duwan ee baastada. Inta ugu badan waxaa la cunaa baastada wakhtiga [[qado|qadada]] iyo [[casho|cashada]], laakiin wakhtiyadu intaas kuma koobna. Noocyada baastada ee deegaanada Soomaalida ku caanka ah waxaa ka mid ah ''baasto iskudhax karis'' iyo ''baasto iyo [[suugo]]''.
Si la mid ah shacabka caalamka, [[Soomaali|bulshada Soomaalidu]] waxay isticmaalaan noocyada kala duwan ee baastada. Inta ugu badan waxaa la cunaa baastada wakhtiga [[qado|qadada]] iyo [[casho|cashada]], laakiin wakhtiyadu intaas kuma koobna. Noocyada baastada ee deegaanada Soomaalida ku caanka ah waxaa ka mid ah ''baasto iskudhax karis'' iyo ''baasto iyo [[suugo]]''.

=Noocyada=

<gallery mode="packed" heights="180px">
Image:Pasta 2006 1.jpg|Baasto dhaadheer
Image:Pasta 2006 2.jpg|Basto gaagaab
Image:Pasta 2006 3.jpg|Baasto gagaab
Image:Pasta 2006 4.jpg|Basto fudud
Image:Pasta 2006 5.jpg|Basto ukun
Image:Pasta 2006 6.jpg|Basto cusub
Image:Pasta 2006 7.jpg|Basta al forno
</gallery>

==Baasto Cusub==

Bastada cusub waa mid ka samaysan midho feresh ah taasi oo lagu diyaariyo xaafadaha ama deegaanada lagu isticmaalayo. Baastada noocan ah waxaa inta ugu badan laga sameeya [[daqiiq]] cusub oo lagu xashay [[ukun]] iyo [[xawaash]] fudud.<ref>"Quessenberry"{{cite web|last=Quessenberry|first=Sara|title=Dried Vs. Fresh Pasta|url=http://www.realsimple.com/food-recipes/shopping-storing/food/dried-vs-fresh-pasta-10000001609408/|publisher=Real Simple|accessdate=28 March 2012}}</ref>

==Baasto Qalalan==

Baastada qalalan waa nooca lagu diyaariyo [[wershad]]aha sababtoo ah waxaa mashiino lagu sameeyaa wax badan oo loogu talogalay baayacmushtar iyo ganacsi. Sida badan laguma daro [[ukun]], laakiin waxaa laga yaaba in noocyo ka mid ah lagu daro waxyar oo ukun ah.


=Muuqaalka=
=Muuqaalka=

Bedelaadkkii ahaa 23:43, 3 Oktoobar 2015

Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah cuntada. Boga "pasta" halkan ayaan laga toosiyay
Noocyo kala duwan oo baasto ah
Baastada laga sameeyo qamadiga

Basto (Af Ingiriis : pasta; Af Carabi : ar‎) waa cunto[1] bisil oo asal ahaan ka soo jeeda wadanka Talyaaniga, taasi oo la aaminsan yahay in lagu isticmaali jirey ila sanadkii 1154.[2] Baastadu waxaa laga sameeyaa midhaha firileyda ah oo la ridqay (burburiyay) ka dib lagu qasay ukun iyo biyo. Sidoo kale, baastadu waa mid dhaadheer, dhuuban, aad u jilicsan marka la kariyo.

Baastada, meelaha qaar looga yaqaano Baasto gaagaab, waa cunto ka mid ah raashinka dadku isticmaalaan maalin kasta, gaar ahaan waxaa baastada la isticmaalaa cashada iyo qadada. Sidoo kale, waxaa jira noocyo badan oo baasto ah, taasi oo leh midabo kala duwan, dhadhan iyo nafaqo kala duwan. Farqiga baastada waxaa keeni kara midhaha iyo waxyaabaha laga sameeyay.


Baasto Soomali

Si la mid ah shacabka caalamka, bulshada Soomaalidu waxay isticmaalaan noocyada kala duwan ee baastada. Inta ugu badan waxaa la cunaa baastada wakhtiga qadada iyo cashada, laakiin wakhtiyadu intaas kuma koobna. Noocyada baastada ee deegaanada Soomaalida ku caanka ah waxaa ka mid ah baasto iskudhax karis iyo baasto iyo suugo.

Noocyada

Baasto Cusub

Bastada cusub waa mid ka samaysan midho feresh ah taasi oo lagu diyaariyo xaafadaha ama deegaanada lagu isticmaalayo. Baastada noocan ah waxaa inta ugu badan laga sameeya daqiiq cusub oo lagu xashay ukun iyo xawaash fudud.[3]

Baasto Qalalan

Baastada qalalan waa nooca lagu diyaariyo wershadaha sababtoo ah waxaa mashiino lagu sameeyaa wax badan oo loogu talogalay baayacmushtar iyo ganacsi. Sida badan laguma daro ukun, laakiin waxaa laga yaaba in noocyo ka mid ah lagu daro waxyar oo ukun ah.

Muuqaalka

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

  1. Ehrlich, Richard (6 May 2009). http://www.guardian.co.uk/lifeandstyle/wordofmouth/2009/may/06/processed-food-reduce-diet-health. Soo qaatay 7 July 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. McClatchey, Caroline (15 June 2011). BBC http://www.bbc.co.uk/news/magazine-13760559. Soo qaatay 23 March 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. "Quessenberry"Quessenberry, Sara. Real Simple http://www.realsimple.com/food-recipes/shopping-storing/food/dried-vs-fresh-pasta-10000001609408/. Soo qaatay 28 March 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: