Madhibaan
| Thiinada guud ee dadka | ||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
| 20,000 (1960 qiyaas) | ||||||
| Meelaha ay ku badan yihiin | ||||||
|
| ||||||
| Luqada | ||||||
| Diinta | ||||||
| Dadka ay dhalyo wadagaan | ||||||
Madhibaan (Af Ingiriis : Madhiban) ,[1] waa beel ka mid ah qabiilada Soomaaliyeed ee ka tirsan dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya iyo Itoobiya.[2] beeshu waxay u kala baxdaa 13 qaybood oo kala ah.
- Reer horogle ( xildiid )
- Reer kuulbeer
- Omar maxamed
- Aadan maxamed
- Hufane maxamed
- Qafal maxamed
- Aarsade maxamed
- Sa,ad maxamed
- Said kuul maxamed
- Reer geedi
- Dhagcas maxamed
- Dudubdheere maxamed
Hordhac
Beesha Madhibaan waxay ka tirsan tahay beelaha laga tirada badan yahay ee laga helo deegaano badan oo ka tirsan Geeska Afrika.[3] Intaas waxaa dheer, beeshani waxay si rasmi ah u degaan dhamaan magaalooyinka Somaliland. Sidoo kale, magaalada Jigjiga iyo Diridhabe waxaa ku dhaqan tiro badan oo Madhibaan ah.
Magaca beeshu wuxuu ka yimid ereyga Madhibe (qof aan dhib lahayn[4]), markii dambe loo bedelay Madhibaan.
Taariikh
Tirokoob la sameeyay 1960kii waxaa lagu sheegay in beesha Madhibaan ahayd 20,000 qof, kuwaasi oo intooda ugu badan ku noolaayeen Waqooyiga Soomaaliya.[5]
Waxaa taariikhda lagu sheegay in beesha Madhibaan ay kasoo farcameen daarood ismaaciil . Waxay ahaayeen dad ugaadhsato ah, taasi oo keentay in laga sooco bulshada inteeda kale.[6] Dadka Soomaalida ah inteeda u badan waxay ahaan jireen xoolodhaqato iyo beeroley; taasi oo keentay in si khaldan loo arko dadka ugaadhsatada noqday.
Si kastaba ha ahaatee, beesha Madhibaan iyo dhowr qabiil oo kale waxaa loo yaqaanaa gabooye
Dadka Caanka ah
- Maryan Mursal Ciise, fanaanad ku heesta Af-Soomaaliga.
Sidoo kale fiiri
Tixraac
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
- ↑ Ereyga "Midgaan" wuxu ka yimid "Midig"; maantase dad badan waxay u arkaan afxumo!
- ↑ Somalia at the Crossroads. Adonis & Abbey. 2007. p. 10.
- ↑ Chapin Metz, ed., Helen. "Somalia: A Country Study". The Federal Research Division of the Library of Congress. Retrieved 18 June 2016.
{{cite web}}:|last1=has generic name (help) - ↑ The Middle East, Issue 4, (Northumberland Press: 2007), p.196
- ↑ Lewis, I.M. (1999). A Pastoral Democracy: A Study of Pastoralism and Politics Among the Northern Somali of the Horn of Africa. LIT Verlag Münster. p. 14. ISBN 3825830845. Retrieved 23 September 2014.
- ↑ Jama, Hassan Ali (2005). Who Cares about Somalia: Hassan's Ordeal ; Reflections on a Nation's Future. Verlag Hans Schiler. pp. 97–98. ISBN 3899300750. Retrieved 23 September 2014.
