Ururka Haweenka ee Qaramada Midoobay

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Hay'ada Haweenka ee Qaramada Midoobay)
Jump to navigation Jump to search
Boga "UN Women" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Ururka Haweenka ee Qaramada Midoobay
Hay'ada Haweenka ee Qaramada Midoobay
هيئة الأمم المتحدة للمرأة
妇女署
UN Women
ONU Femmes
ООН-Женщины
ONU Mujeres
Emblem of the United Nations.svg
250px
Samaysmay 2010
Nooca Qeyb ka ah QM
Fadhiga New York, Maraykanka
Hogaanka
Phumzile Mlambo-Ngcuka[1]
Website www.unwomen.org

Hay'ada Haweenka ee Qaramada Midoobay (Af-Ingiriis: UN Women; Af-Carabi: هيئة الأمم المتحدة للمرأة) sida dowliga ah loo yaqaano Waaxda Sinaanta Jinsi iyi Awoodaynta Dumarka ee Qaramada Midoobay (United Nations Entity for Gender Equality and the Empowerment of Women) waa urur hoostega Qaramada Midoobay kaasi oo loogu talogalay inuu quwad iyo taageero siiyo dumarka caalamka.

Ururkan Haweenka Qaramada Midoobay wuxuu shaqada bilaabay Janaayo 2011.[2]

Qoraalo La Xidhiidha[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Ku saabsan Qaramada Midoobay[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Linkiyo Kale[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: