Jump to content

Shirkadaha Soomaalida

Ka Wikipedia

Geeska Afrika waxaa ku dhaqan Bulshoweynta Soomaalida kuwaasi oo dhaqaalahooda lafdhabar u tahay xoolaha, xawaaladaha (lacagaha laga soo diro qurbaha), shirkadaha ganacsi iyo shirkadaha isgaadhsiinta.[1][2]

Wixii ka dambeeyay Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya, aad ayay udag tahay in la ogaado koritaanka dhaqaalaha ee dhulkaas. Laakiin, sanadii 1994 ayaa warbixin ay soo saartay hay'ada sirdoonka Maraykanka CIA ayaa waxaa lagu sheegay in koboca dhaqaale (GDP) uu ahaa $13.3 billion.[3] Sidoo kale sanadkii 2001, dhaqaalaha wadanka lagu qiyaasay $14.1 billion.[4] Halka sanadkii 2009, CIA sheegtay in dhaqaalaha wadanku gaadhay $15.731 billion taasi oo udhiganta koboc dhan 2.6%.

Halkan waxaan ku soo bandhigaynaa shirkadaha Soomaaliyeed ee ku salaysan Geeska Afrika.

MagacNooca ShaqadaXarunta SareLa AasaasayMulkiyada
Bankiga SomalilandLacagahaHargaysa1994Dowlada Somaliland
Bankiga Dhexe ee SoomaaliyaLacagahaMuqdisho1950Dowlada Soomaaliya
Air SomaliaDuulimaadMuqdisho2001Ganacsato madax banaan
Wershada Hargaha BoosaasoWershadBoosaaso?Ganacsato madax banaan
Eastern Television NetworkWarbaahinBoosaaso2005Ganacsato madax banaan
First Somali BankLacagMogadishu2012Ganacsato madax banaan
Golis Telecom SomaliaWar-isgaadhsiinBosaso2002Ganacsato madax banaan
Hafun Fishing CompanyKaluumeysiBosaso1992Ganacsato madax banaan
Hargeisa TaxiSocdaal & DalxiisHargeisa2012Ganacsato madax banaan
Hormuud TelecomWar-isgaadhsiinMuqdisho2002Ganacsato madax banaan
Horn Cable TelevisionWarbaahinHargeysa2003Ganacsato madax banaan
HoryaalDhismahaBoosaaso2008Ganacsato madax banaan
International Bank of SomaliaLacagahaMuqdisho2014Ganacsato madax banaan
Islamic Insurance CompanyCaymisMuqdisho2014Ganacsato madax banaan
KAAH ElectricKorontadaHargeisa1997Ganacsato madax banaan
LaasqorayNETWar-baahinLaasqorey2003Ganacsato madax banaan
NationLink TelecomWar-isgaadhsiinMogadishu[5]1997Ganacsato madax banaan
NetcoWar-isgaadhsiinBosaso1993Shirkadaha Somali Telecom Group
Puntland Post Daabacaad Garoowe 2001 Ganacsato madax banaan
Radio Gaalkacyo Warbaahin Gaalkacyo 1993 Ganacsato madax banaan
Radio Mogadishu Warbaahin Mogadishu 1943 Dowlada Soomaaliya
Salaam Bank Lacagaha Bosaso 2011 Ganacsato madax banaan
Salaam Somali Bank Lacagaha Mogadishu 2009 Ganacsato madax banaan
Shabelle Media Network Daabicid Mogadishu 2002 Ganacsato madax banaan
Somafone War-isgaadhsiin Mogadishu 2003 Ganacsato madax banaan
Somali Airlines Duulimaad Mogadishu 1964 Dowlada Soomaaliya
Somali Broadcasting Corporation Warbaahin Bosaso 2001 Ganacsato madax banaan
Somali Energy Company Koronto Mogadishu ? Ganacsato madax banaan
Somali National Television (SNTV) Warbaahin Mogadishu 1983 Dowlada Soomaaliya
Som Production Warbaahin Mogadishu 2019 Ganacsato madax banaan
Somaliland Beverage Industries Cabitaan Hargeisa 2010 Ganacsato madax banaan
Somaliland National TV (SLNTV) Warbaahin Hargeisa 2004 Dowlada Somaliland
Somalia Petroleum Corporation Kheyraadka dabiiciga Mogadishu 2007 Dowlada Soomaaliya
SomCable Adeega Internetka Hargeisa 2010 Ganacsato madax banaan
Sompower Koronto Hargeisa 2016 Ganacsato madax banaan
Somtel War-isgaadhsiin Hargeisa 1993 Ganacsato madax banaan
Telcom War-isgaadhsiin Mogadishu 1997 Ganacsato madax banaan
Telesom War-isgaadhsiin Hargeisa 2002 Ganacsato madax banaan
Trans-National Industrial Electricity and Gas Company Koronto Mogadishu 2010 Ganacsato madax banaan

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. "Somalia". The World Factbook. Langley, Virginia: Central Intelligence Agency. Archived from the original on 2016-07-01. Retrieved 2020-05-28. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  2. "Central Bank of Somalia – Economy and Finance". Somalbanca.org. Archived from the original on 24 January 2009. Retrieved 30 December 2010.
  3. "CIA World Factbook: Somalia (1995)". Permanent.access.gpo.gov. Archived from the original on 11 May 2011. Retrieved 27 June 2010.
  4. "CIA World Factbook: Somalia (2003)". Bartleby.com. Retrieved 27 June 2010.
  5. https://www.bloomberg.com/research/stocks/private/snapshot.asp?privcapid=54104424